dhabte amina dhool heesaha ay qadayso waxaad muuda inay tahay mid wax badan laga soo shaqeyay dhabte waad soo daahday aamina mar hore ayaan ku rabnay in kastow heesaha aad qadayso ay tahay kuwa aad u macaan hadane waxa tahay best music in somalia at the moment thnks amina cud mcn iyo amoore thnks adigane
❤❤❤❤❤❤
❤
Ax Yaa Cod Amoore
Hestaan xasuusteeda ikama dhamaato 😢
Waxaa oori noqonkara ubad daadaheynkara lagu aaminatee adigoo kaletee🥰
Hees iga dheh wa hees jcyl qofki jcyl haayo yaqaano 10sano dhagesanaya hesstan💥
Maxaa Dareeentaaa Markaaaaa
@@TIKTOK4472 wxn daremaya in uu jcyl i haayo
kkkkkkk Allaha Ku Sahlo
@@TIKTOK4472 hhhhhhh ok
@@bilancabduqadir7329 Qoftaan Jcyl Baa Daashadey
hestan xasuus be ii thy jcl aan caadi eheen ba iso maray lkn calaf isku ma hilin
wwwww i love 💕 this song and movies it’s best of all time .🦃🐉🐊🦋🦁🐣👑☮️🐊🌎✊🏼💐🌷🌹🌸🌸🌸🌸🌼🌼🌻🌻🌼🌼🌻🌻🌼🍂🍂🍂🍁🍁💐💐💐🌺🌺🌺🌺
Nice
Weli wn dhagaystaa 2020 June 5 illhow na xaji Naftaa kuu heelanoo .....
Cajiib wlle hees io xasuus
20-02-2020 ayaan daawanayaa halkaan xasuus ayaa ikeentay cwa yaa ila mida
Axaya wayo waxan xasusatay waxan xasusatay marakay hooyaday tukanaka idiri jiratay waxaly diri jiray barafka duhurki inatanan school adin waxan lahad tukanaka haboday inan aya jara yihin oo u imana jiratay baa dhagayasan jiratay markasab ladhagaysan inanta waxan kacodasan jiray inay ishido wlhi xasusa mararka qara school aya iga habasami jiray barigan yara ayan heesatan jecla🙈♥️♥️ waxan kadawday gabdha 🌏🌏hooyaday macan ilov you somch ♥️♥️
2019
Hi
Www Hestaan xusus ayey ii tahay wagii Afgoye ayan dhageysan jirey
ilaa hada kama xiisa dhaco heestan xasuus dheer baan gala marwalboon dhageysto
Waah waah Amoore and amino Aamino alle haku caafiyo shrfy Amoore waa kafaristay fankii Wiil dheero oo qurxoon igadheh😍😍😍😍 Manshallah 2018
سي٨٧سسسننسسسس٤٤٤سي٧ش@@@@-@@@@##'سيسسنسسس-@#@@@@@#@@
Wowwwww
Aamino cod macan allaha ku caafiyo. Watching on 1/17/18.
thanks amina dhol fananad codmacan alow kucafi 3 November 2017
Still 2017
Wwwwww heestaan waxeey ii leedahay xasuus qaas ah 2013 aduunyo xaal qaado
so nice funny amino dhool
2017
xasuus time in Nairobi 2011
cajiib waan kahelay heestan inaba caadi maaha
???????
walee hees taan markan maqlo meel weeyn ayaa I xanuunto alloow nabixi xasuus culus
amiira mohamed 55
Samira.hhhhh
Ppppppppppppppp P P PourPppppp Pp
runti heestan waxay egu leedahay xasuus gaar iyo xasuus ee goniya
Waw heestaan waxa eey igu Leeds hay xasus goon ah
somali waxii fann u noqda aya walan sa dadku amn idinkama helayo amina wa fananna dhab ah wasaqyahy
Waaw caadi maha abtigey iyo habar yarteyba
dhabte amina dhool heesaha ay qadayso waxaad muuda inay tahay mid wax badan laga soo shaqeyay dhabte waad soo daahday aamina mar hore ayaan ku rabnay in kastow heesaha aad qadayso ay tahay kuwa aad u macaan hadane waxa tahay best music in somalia at the moment thnks amina cud mcn iyo amoore thnks adigane
abuukar badal true
wow nice song waaye
I love this song xaaskeyga u qaaadi doona mustaqbalka dhow
Gacaliye Qamqam, ma qaadayna xaaskaaga?
woooooooooooooooooooow naftaa kuu heelanoo haraadane awadaa really best words so miss youu amina and amoore
yaazalaam waa hees iyo bar codka music ciyaarta waalisla keney lakiin amina dhool gabar yarey beysii naqanee aniga aada yana utaa geraaaa iinoolow waxaan jiclaan laha ain aan ka qeybgalaa show aad dhegee plzz nososheeg meshakquabnee xiliga qabanee mala badanoo calamka ahna walagaa sugaa
@MrAmiincadde kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk amiir habarta waaa ka dhex baxday yaah sexy laday waaye waa nooshahay weli duqa noocii lagu tufi jiray waaye kkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
wa hees sare
xxxxxxxxxxxxx habartaan hadaa ku qaban laha xashka ka dhuuqi lahaa xusul baruur nooca u fcneed waaye habartan marqaanka badan kkkkkk
wah wah heesta cadi maha labo ada oo cod quruxan baa tahayin....
xasuus time 2011 in Nairobi
Like baan ku saaree maad noo shahay horta 7 year ago aaaaaa 😭😭😭😭😭😭
@@optimisticmanchannel3945 👍
Samsam 10 sano kahor miyad ila dhageysaneysay lafihii hore isla nahay hadadba noshahay walashey
Wall 12year ago kadib ayaan qoraalkankusoqorayaa wan rajaynayaa malin uun inaad igaso jwbto hadad noshahay hadad dhimatayna alle hakunaxariisto kolay qof somaliyeed oo wallkay ah baatahee xataa magaranayoo rag iyo dumar waxatay because magac kuguma qorna tolow ma iiso jwb doontaaa allhu aclam wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭